Waxa aanu la shaqeynaa dhakhaatiir iyo sheybaadho tayo leh waxayna bixiyaan nuucyo badan oo ah nuucyada cilmiga cudurada iyo tijaabooyinka dhiigga.
Fadlan nala soo xiriir haddii aad u baahantahay baadhitaan-ka dhiigga, si deg deg ahna waan kuugu soo jawaabi doonnaa.